Wararkii Ugu Dambeeyay Gaari waxyaabaha qarxa waday oo lagu qabtay gobolka Isio

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda booliiska qabteen gaari waxyaabaha qarxa iyo hub siday oo Soomaaliya ka yimid, gaarigan ayaana la sheegay in waxyaabahan qarxa u waday dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo gudaha Kenya ku sugan. Maamulka gobolka Isio ee dalka Kenya ayaa sheegay in gaarigan waxyaabaha qarxa waday qabteen kadib markii ay xogtiisa heleen, … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Gaari waxyaabaha qarxa waday oo lagu qabtay gobolka Isio